Skip Navigation

Cinema

Sentido de Olfato


 

6 meses, 2 semanas

Compre AgoraDe The Biology of Prenatal Development.

Roteiro: Dhammaan qaybaha looga baahan yahay si uu u shaqeeyo dareenka uurka waa shaqeynayaan. Daraasooyinka hadda-dhalleyga waqtiga ka hor dhashaa waxay caddeeyeen kartida dareenka uurka ugu horreyntii usbuuca 26ka kulanka unugyada labka iyo dheddiga kadib.

Walax macaan oo la dhexgeliyo dareeraha amniyoonka waxay kordhinaysaa qaddarka liqidda uurjiifka. Lidkeeda, liqidda uurjiifka oo isdhinta waxay ku timaada walax kharaar oo lagu daro. Waxa marar badan daba socota muuqalka wajiga oo isbeddela.

Todas as idades fizeram referência a fecundação, não ao último período menstrual. Um mês = 4 semanas.
 <  Anterior    Veja Instantâneos    Próximo  > 
Sentido de Olfato
Sentido de Olfato
Resposta à Luz
Resposta à Luz
Ultrassom 4D
Ultrassom 4D
Ultrassom 4D
Ultrassom 4D
Ultrassom 4D
Ultrassom 4D
O Feto Parece Menos Enrugado
O Feto Parece Menos Enrugado
Previous Set Previous Picture Next Set Next Picture