Skip Navigation

Cinema

A Mórula e o Blastocisto


 

5 días

Compre AgoraDe The Biology of Prenatal Development.

Roteiro: 3ta illaa 4ta maalmood kulanka unugyada labka iyo dheddiga kadib, unugyada kala qaybsamaya ee embriyaha waxay qaadanayaan qaab goobaabin embriyahana waxa lagu magacaabaa morula.

4ta illaa 5ta maalmood, god ayaa ka sameysma kubbadda unugyada gudaheeda embriyahana waxa kolkaa lagu magacaabaa blastosist.

Unugyada gudaha blastosist-ka waxa lagu magacaabaa cufka unugga gudaha hoose waxana ka soo baxa madaxa, jirka, iyo qaabab kale muhiim u ah beenii aadamka koraya.

Todas as idades fizeram referência a fecundação, não ao último período menstrual.
 <  Anterior    Veja Instantâneos    Próximo  > 
A Mórula e o Blastocisto
A Mórula e o Blastocisto
3 Bilhões de Pares de Bases por Célula
3 Bilhões de Pares de Bases por Célula
Âmnio e Camadas Germinativas
Âmnio e Camadas Germinativas
Desenvolvimento Embrionário Inicial
Desenvolvimento Embrionário Inicial
Desenvolvimento Humano
Desenvolvimento Humano
Coração e Sistema Circulatório
Coração e Sistema Circulatório
Previous Set Previous Picture Next Set Next Picture