Skip Navigation

Cinema

Camadas Germinativas e Formação de Órgãos


 

14 días

Compre AgoraDe The Biology of Prenatal Development.

Roteiro: Taqriiban 2 1/2 usbuuc, ebiblast wuxu sameeyay 3 cuf-ungyo oo takhassus leh, ama lakabyo dhala xubno, lagu magacaabo ectoderm, endoderm, iyo mesoderm.

Ectoderm waxa ka soo baxa qaabab badan ay ka mid yihiin maskaxda, xarigga lafdhabarta, dareemeyaasha, maqaarka, ciddiyaha, iyo timaha.

Endoderm wuxu sameeyaa dahaarka qaabka neefsashada iyo dheefshiid mareenka, waxana ka sameysmo xubnaha ugu waaweyn sida beerka iyo beer-ku-taasha.

Mesoderm wuxu sameeyaa wadnaha, kalyaha, lafaha, carjawda, muruqyada, unugyada dhiigga, iyo qaabab kale.

Todas as idades fizeram referência a fecundação, não ao último período menstrual.
 <  Anterior       Próximo  > 
Desenvolvimento Humano
Desenvolvimento Humano
Coração e Sistema Circulatório
Coração e Sistema Circulatório
O Dobramento do Embrião
O Dobramento do Embrião
O Dobramento do Embrião
O Dobramento do Embrião
Desenvolvimento do Coração
Desenvolvimento do Coração
O Embrião e o Saco Vitelino
O Embrião e o Saco Vitelino
Previous Set Previous Picture Next Set Next Picture