| |
O Período Fetal (8 semanas até o Nascimento)
Capítulo 37 9 Semanas: Engole, Suspira e se Estica
|
| |
| Xilliga uurjiifku wuxu
soconayaa illaa dhalashada.
|
| Usbuuca 9ka, waxa
bilaabanaya suul nuugid
uurjiifku wuxu liqi karaa
dareeraha amniyoon-ka.
|
| Uurjiifku wuxu kaloo
qabsan karaa shay,
dhaqaajin karaa madaxa
horay iyo gadaal,
karaa fur xirna qalka, dhaqaaji carrabka,
neef jiid siina daa is kala bixina.
Dareemeyaasha dhammaadka ah
ee wajiga, calaacasha gacanta,
iyo cagta cad waxay dareemi
karaan taabasho khafiifa.
"Isagoo ka jawabaya taabasho
khafiifa ee cagta cad,"
uurjiifku wuxu soo laabayaa sinta iyo
jilbka wuxuna laabi karayaa suulka.
|
| Baalasha indhuhu haatan way
xiran yihiin dhammaan.
|
| Ka soo bixidda qaybta hore ee
hunguriga cad, seedaha codka
waxay calaamadinaysaa bilowga
horumaridda xarigga codka.
|
| Uurjiifka dheddiga, minka
waa la aqoonsan karayaa
unugyo taran aan dhammeystirneyna,
lagu magacaabo uugoniya,
waxay ku tarmayaan ukumo-galeenka
gudihiisa.
Xubnaha sinjiga ee dibedda waxa
bilaabaneyso in ay u kala soocmaan
lab iyo dheddig ahaan midkood.
|
Capítulo 38 10 Semanas: Revira os olhos e Boceja, Unhas e Impressões Digitais
|
| |
| 9ka iyo 10ka usbuuca dhexdooda
koriimadu kor bay u sii booddaa
waxay ku siyaadisaa misaanka
jirka 75% ka kor.
|
| Usbuuca 10ka, xoodinta
baalasha kore ee indhaha
waxay sababaysaa isha
oo hoos u roganta.
Uurjiifku wuu halaaqoodaa marar
badanna afkuu furaa xiraana.
|
| Uurjiifyada badankoodu waxay
nuugaan suulka midigta.
Qaybo xiidmo ku jira
xarigga xuddunta
waxay u noqonayaan
saabka caloosha.
|
| Lafaha badankooda waxa ka socda lafoobid.
|
| Ciddiyaha faraha iyo ciddiyaha suulasha
ayaa bilaabaya inay sameysmaan.
|
| Raadfaro khaasa wuxu muuqdaa usbuuca 10ka
kulanka unugyada labka iyo dheddiga kadib.
Naqshadahaan waxa loo isticmali karaa
aqoonsi inta la nolyahay oo dhan.
|
Capítulo 39 11 Semanas: Absorve Glicose e Água
|
| |
| Usbuuca 11ka
sanka iyo faruryuhu si dhan
bay u sameysan yihiin.
Sida midkasta ee qaybaha
kale ee jirka,
muuqaalkoodu wuu isbeddeli
doonaa heerkasta
ee meerteysiga nolosha
benii aadamka.
|
| Xiidmuhu waxay bilaabayaan inay
dhuuqaan glukoose iyo biyo
uurjiifku liqay.
|
| Inkastoo jinsigu ku qeexan yahay
kulanka unugyada labka iyo dheddiga,
xubnaha jinsiga haatan
waxa loo kala sooci karaa
lab ama dheddig ahaan.
|