| |
Capítulo 41 4 a 5 Meses (16 a 20 Semanas): Resposta ao Estresse, Verniz Caseoso, Ritmos Circadianos
|
| |
| Usbuuca 16ka, qaabyada falgalka
ay ka mid tahay ugu gelin
uurjiifka cirbad caloosha
waxay keenaan jawaab
hormoon cadaadis
ku sii deynaya noradrenaliin,
ama norebinefriin, dhiigga socda.
Hadda-dhaleygu iyo qaangaarku waxay
ka muujiyaan jawabo isu eg
qaababka falgallada jirka gudihiisa.
|
| Qaabka nefsashada,
geedka bronki-ga wuxu ku
dhaw yahay dhammeystir.
|
| Walax cad oo badbaado ah,
lagu magacaabo ferniks kaseosa,
ayaa ku dheehan uurjiifka.
Ferniks waxay ka
badbaadinaysaa maqaarka
saameyn oo xajiimeyn ah
ee dareeraha amniyoonka.
|
| Min usbuuca 19ka dhaqdhaqaaqa
uurjiifku, hawlaha neefshadu,
iyo qaddarka garaacidda wadnahu
waxay bilaabayaan inay
raacaan meerteysi maalmeedle ah
oo lagu magacaabo garaaca kirkeydiyanka.
|
Capítulo 42 6 a 7 Meses (24 a 28 Semanas): Reflexo Cócleo-Palpebral e de Sobressalto; Pupilas Respondem à Luz; Olfato e Paladar
|
| |
| Usbuuca 20ka kokliya,
oo ah xubinta maqalka,
waxay ku dhex gaartay
qiyaasta ruuxa qaangaarka
dhegta gudaha ku sii jirta
oo si dhammeystiran u korsan.
Haatan wixi ka dambeeya,
uurjiifku wuxu ka jawaabi doonaa
shanqaro kala duwan oo kordhaya.
|
| Timo ayaa bilaabanaya inay ka
soo baxaan maqaarka madaxa.
Dhammaan lakabyada iyo qaababka
maqaarku waa jiraan,
ay ka mid yihiin jiridda
timaha iyo qanjirrada.
|
| Usbuuca 21ka illaa 22da kulanka
unugyada labka iyo dheddiga kadib,
sanbabadu waxay yeelanayaan
xoogaa karti hawo neefsasho.
Tan waxa lagu tiriyaa
waqtiga taabagalka
maxayeelay ku noolaansho
caloosha dibaddeeda
waxay u noqoneysaa nuurtagal
uurjiifyada qaar.
Horumar dheer isdabajooga
ee caafimaadka
ayaa suurtagal ka dhigay
tiirinta nolosha
dhallanka dhasha xilligii ka hor.
|