| |
Desenvolvimento Embrionário: 6 a 8 Semanas
Capítulo 20 6 Semanas: Movimento e Sensação
|
| |
| Ubuuca 6da wareegaa barka ah
ee maskaxda waxay u koraysaa
si leh xawli aan u
dhigmin qaybaha kale.
Embriyuhu wuxu bilaabaa inuu sameeyo
dhaqdhaqaaqyo iska dhaca ama
fal ka jawab-celin awtomatik ah.
Dhaqdhaqaaqyadaas iyaga
Ah waxa loogu baahan yahay
si loo dhiirrigeliyo horumarinta
dareemayaasha muruqyada
|
| Taabasho afka aaggiisa
ah waxay sababeysaa
inuu embriyuhu madaxiisa dib-u-ceshado
taasoo fal ka jawaab-celin awtomatik ah.
|
Capítulo 21 A Orelha Externa e a Formação de Célula Sanguínea
|
| |
| Dhegta dibadda ah waxay bilaabeysaa
inay qaab yeelato.
|
| Usbuuca 6da,
waxa beerka ka socdo
sameysmidda unugga dhiigga
halkaas oo haatan laga
helo limfosaytis.
Noocan ee unugga dhiigga cad
wuxu muhiim u yahay horumaridda
qaabka isdifaca.
|
Capítulo 22 O Diafragma e os Intestinos
|
| Boggu,
muruq aasaasi ah loo
isticmaalo neefsashada,
wuxu badankiisu
sameysmaa usbuuca 6da.
|
| In ah xiidan ayaa haatan u
soo fiiqan si ku-meelgaar ah
waxay ku fiiqantahay
xarigga xuddunta.
Hawlgalkan caadiga, waxa lagu magacaabaa
sheelo noqoshada jirka noolaha
wuxu firaaqo u sameynayaa xubnaha
kale oo ka soo baxay caloosha
|
Capítulo 23 Placas da Mão e Ondas Cerebrais
|
| |
| Usbuuca 6da baabbacooyinka gacantu waxay
sameynayaan fidsanaan aad loo dareemeyn.
|
| Mawjadaha-maskaxda waxa ugu horreyntii
la duubay usbuuca 6da iyo 2 maalmood.
|
Capítulo 24 Formação do Mamilo
|
| |
| Ibaha ayaa ka soo baxaa dhinacyada
qaarka hore
in yar kahor inta ayan
ka gaarin jagadooda
kama-dambeysta ah dhanka
hore ee xabadka.
|
Capítulo 25 Desenvolvimento dos Membros
|
| |
| Usbuuca 6da iyo 1/2ka ,
xusulladu waa muuqdaan,
faruhu waxay bilaabayaan
inay kala qaybsamaan,
dhaqdhaqaaqa gacantana
waa la arki karaa.
|
| Sameysmidda lafaha,
lagu magacaabo lafoobid,
waxay ka bilaabataa kalxanta,
ama lafta qoorta,
iyo lafaha qalka
sare iyo hoose.
|
Capítulo 26 7 Semanas: Soluços e Resposta a Susto
|
| |
| Hingo ayaa la arkay uusbuuca 7da.
Haatan waxa la arki karaa
dhaqdhaqaaqa lugaha,
oo ay weheliso ka
jawaab-celin naxdin ah.
|
Capítulo 27 O Coração Desenvolvido
|
| |
| Wadnaha 4-qollaha ah badankiisu
uu dhammeystiran yahay.
Isku-celecelis, wadnuhu wuxu haatan
garaacayaa 167 jeer daqiiqadiiba.
Hawlo koronteed ee wadnaha waxa la
duubay usbuuca 7da iyo 1/2ka
wuxu muujinayaa qaab mawjadeed
u eg kan qaangaarka.
|
Capítulo 28 Ovários e Olhos
|
| |
| Dheddiga, ukuma-galeennada
waa la aqoonsan karaa usbuuca 7da.
|
| Usbuuca 7da iyo ½ ka,shabakadda
isha midabka leh
ayaa si sahlan loo arkaa baalashana
waxay bilaabayaan xilli
koritaan degdeg ah.
|
Capítulo 29 Dedos das Mãos e dos Pés
|
| |
| Faruhu waa kala qaybsan yihiin
suulashuna waxay kaga dhegen
yihiin salka oo keliya.
|
| Gacmuhu haatan way
isu iman karaan,
sidoo kale cagahu.
Waxa kaloo jira
kala-goysyada jilibka.
|