| |
Um Embrião de 8 Semanas
Capítulo 30 8 Semanas: Desenvolvimento do Cérebro
|
| |
| Usbuuca 8da maskaxdu
aad bay u horumarsan tahay
waxayna tahay ku dhawaad miisaanka
dhan ee jirka embriyaha barkiis.
Koriimadu waxay ku socotaa
xawli xad-dhaaf ah.
|
Capítulo 31 Característica de Destro e Canhoto
|
| |
| Usbuuca 8da, 75% embriyeyaasha waxa ka
muuqda awood dheerada ee gacan-midigle.
Waxa haray waxay ugu qaybsan
yihiin si isle'eg
awood dheerada ee gacan-bidxle
iyo kala doorbidid la'aan.
Tan waa daliisha ugu horreysa ee dhaqan
gacan ku midigle ama bidixle ahaansho.
|
Capítulo 32 Virar
|
| |
| Buugaagta takhtaridda carruurta waxay
tilmaamayaan karti "is-gaddin"
inay muuqato 10 ama 20
usbuuca dhalashada kadib.
Laakiin, isku-duwiddaan cajiibka ah
waxay ku muuqataa xilli sii hore bii'adda
leh quwad-jiidasho dhul oo hooseysa
ee koleyga amniyon-ka
dareeruhu-ka-buuxo
la'aanshaha awoodda loogu
baahan yahay oo kaliya
si looga guuleysto quwad-jiidashada
dhulka sarreysa ee
minka dibeddiisa ayaa ka horistaageysa
dhallaanka inuu is-geddiyo.
|
| Embriyuhu wuxu noqonayaa mid
sii firficoon jismi ahaan
xilligaan gudahiisa.
Dhaqaaqu wuxu noqon karayaa
aayar ama dhaqsi,
fardi ama soo-noqnoqod,
fal iska dhaca ama ka
jawab-celin automaatik ah.
Madax warejin, qoor taagid,
iyo ku taabasho gacanta wajiga
waxay dhacaan marar ka sii badan.
|
| Taabashada embriyaha waxay
keeneysaa indho dabid,
dhaqdhaqaaq qalka,
dhaqaaq qabsasho,
iyo suul fiiqid.
|
Capítulo 33 Fusão da Pálpebra
|
| |
| Usbuuca 7da iyo 8da dhexdooda,
baalalka isha ee kore hoose
si dhaqsi ah bay ugu koraan indhaha
korkooda dhan ahaan bayna isqabsadaan.
|
Capítulo 34 Movimento de Respiração e Micção
|
| |
| Inkastoo uusan minku lahayn hawo
embriyuhu wuxu muujinayaa dhaqaaq
neefsasho kala go'aysa usbuuca 8da.
|
| Xilligan, kelyuhu waxay
sameynayaan kaadi
oo lagu sii deynayo
dareeraha amniyon-ka.
Embriyaha labka ah, xiniinyaha koraya
waxay bilaabayaan inay sameeyaan
siina-daayan testosteroon.
|
Capítulo 35 8 a 9 Meses (32 a 36 Semanas): Formação dos Alvéolos, Segurar com Força, Preferências de Gosto
|
| |
| Lafaha, kala-goysyada,
muruqyada, dareemeyaasha,
iyo xididdada dhiigga ee addimmada
waxay aad ugu eg-yihiin
kuwa qaangaarka.
Usbuuca 8da epidermis,
ama maqaarka sare,
wuxu noqonayaa xuub lakbyo badan,
oo lumiya khafiifnimadiisa
layska arkayo badankeeda.
Sunniyadu waxay soo baxaan islamarka ay
timo ka soo muuqanayaan afka wareeggiisa.
|
Capítulo 36 Resumo das Primeiras 8 Semanas
|
| |
| Siddeeda usbuuca ah wuxu calaamad u
tahay dhammaadka xilligii embriyaha.
Waqtigaan gudihiisa,
embriyaha benii aadamku
wuxu koray min hal unug
illaa ku dhawaad 1 bilyan unugyo
oo sameeya 4,000 qaab
dhisme-jireed kala duwan.
Embriyuhu wuxu haatan leeyahay
ka badan 90% qaabab
laga helo qaangaarka.
|